Halaqat

Kitaabo iyo Duruus

Sh. Dr. Axmed Dahir Away oo inoo akhrinaya 2 kitaab :  ( بلوغ المرام (كتاب الحج : Buluughul Maraam [ Kitaabka Xajka ]  iyo متمم الاجرومية  .
Sheikh wuxuu Joogayaa Insha Allah muddo 2 asbuuc gaadhaysa safar dheer ayuu soo galay . Hala ga faaiidaysto. والسلام عليكم .

Kitaabadu waxay bilaabmayaan 01/08/2016 , Salada Makhrib ka dib.

 

Leave a Reply